Kooxaha chelsea iyo Liverpool ayaa soo saaray Shaxda ay isaga hor imanayaan kulankooda adag ee ka dhacay Stamford Bridge.
Klopp ayaa kaliya khadkiisa dhexe ku bilaabay 2 xiddig halka uu ku ciyaarayo 4 xidig oo weerarka.
Dhinaca kale Pochettino ayaa shaxdiisa ku soo bilaabay xiddigaha Sterling
Liverpool: Alisson, Robertson, Van Dijk, Konate, Alexander-Arnold, Mac Allister, Szoboszlai, Gakpo, Jota, Salah, Diaz
Kaydka: Kelleher, Gomez, Nunez, Jones, Elliott, Tsimikas, Matip, Doak, McConnell, Chukwuemeka, Jackson
Chelsea: Sanchez, Disasi, Colwill, Silva, James, Chilwell, Fernandez, Gallagher, Sterling, Chukwuemeka, Jackson
Kaydka: Bergstrom, Cucurella, Mudryk, Madueke, Ugochukwu, Santos, Gusto, Maatsen, Burstow
 

Related



Source link