Kooxda Arsenal ayaa isku qortay taariikhda horyaalka premier League.
Arsenal ayaa guul 1/0 ah ka gaadhay kooxda Crystal Palace kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.
Gunners ayaa shabaqooda ka ilaashaday in ay Palace ka dhaliso wax gool ah kulan ka tirsanaa horyaalka.
Kadib ciyaarta kooxda Arsenal ayaa samaysay rikoodh ay kooxaha Man United iyo chelsea kaga horeeyeen.
Arsenal ayaa noqotay kooxdii 3-aad ee premier League ee shabaqooda ilaashata 200 oo kulan horyaalka.
Arsenal ayaa kaliya ka dambaysa kooxda Man United oo 205 kulan ilaashatay shabaqeeda iyo chelsea oo 204 kulan ilaashatay shabaqooda.

Related



Source link