Kooxda Arsenal ayaa Albaabka dambe ka gashay taariikhda premier League kadib bar-barihii ay la gashay Fulham.
Arsenal ayaa bar-baro 2/2 ah la gashay kooxda Fulham kulan ka dhacay Emirates kana tirsnaaa horyaalka premier League.
Gunners ayaa laga dhaliyay gool wakhti hore ah kadib markii ay daqiiqadii 1-aadba dhaliyeen goolka.
Kadib goolka Arsenal ayaa isku qortay taariikhda premier League iyaga oo labaabka dambe ka galay taariikhdatartanka.
Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee taariikhda horyaalka premier League laga dhaliyo gool daqiiqada ugu horaysay 3 jeer hal sano gudihiis.
Related