Xiddiga Angel di Maria ayaa ceebaystay xiddiga Cristiano Ronaldo intii uu socday kulan saaxiibtinimo oo dhexmaray kooxaha Al-Nassr iyo Benfica.
Di maria iyo Ronaldo ayaa iska hor yimid kadib markii ay horay ugu soo saaxiibeen Real Madrid.
Intii ay ciyaartu socotay Di Maria ayaa indhaha qabtay kadib markii uu farsamo cajiib ah ku ceebaystay Cristiano Ronaldo.
Kulanka ayay kooxda Benfica 4/1 ku xasuuqday kooxda Ronaldo ee Al-Nassr kulan ay labada kooxood isugu diyaarinayeen xilli ciyaareedka cusub.
Halkan Hoose Ka Daawoo muuqaalkii uu Di Maria ku ceebeeyay Cristiano Ronaldo.

Related



Source link