Waxa la soo saaray 10 xidig ee ugu qiimaha badan horyaalka premier League ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.
Waxa la isku diyaarinayaa xilli ciyaareedka cusub ee 2023/2024 iyada oo haatan 10 maalin inaga xigto bilaabashadiisa.
Shabaada Transfermarket ayaa soo sartay Liiska xiddigaha ugu qiimaha badan horyaalka premeir League.
Kooxda Arsenal ayaa liiska ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 10 xiddig kuwaas oo ah kuwa ugu qiimaha badan.
Sidoo kale kooxda Man City ayaa Liiska ku leh 4 xiddig iyada oo Haaland yahay xiddiga ugu qiimaha badna premier League.
Kooxda chelsea ayaa dhinaceeda ku leh 2 xiddig halka ay Man United ku leedahay hal xiddig.
Halkan hoose Kaga Bogo Liiska.
Erling Haaland €180m
Bukayo Saka €120m
Phil Foden €110m4= Rodri €90m4= Declan Rice €90m4= Martin Ødegaard €90m4= Harry Kane €90m8= Christopher Nkunku €80m8= Enzo Fernández €80m8= Bernardo Silva €80m8= Marcus Rashford €80m8= Ruben Dias €80m8= Gabriel Martinelli €80m
Related