Dagaalo iyo madaafiic haatan dib uga bilowday Waqooyiga Muqdisho
warkii.com 11 Mar 10, 06:01

SN:Dagaalo ayaa haatan dib uga qarxay waqooyiga magaalada Muqdisho waxaana haatan la maqlayaa duqeymo aad u xoogan oo loo geysanayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa waqooyiga.


Duqeyn Culus ayaa xaafadaas ku socda waxaana lagu garaacayaa madaafiicda BM oo ay ridayaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ku sugan magaalada MUqdisho waxaana madaafiicdaas ay ku hoobanayaan xaafadaha Degmooyinka cabdi Casiis iyo shibis.


lama oga khasaaraha ka dhashay madaaiic iyo dagaalka is bar bar socda balse wararka soo socda ayaan idin kugu soo gudbin doonaa in sha allaah


Xafiiska Wararka Soomaalinews Muqdisho

  Halkaan Daawo

 

www.warkii.com