Meydadka Afar Caruur Soomaaliyeed oo loo laga helay Xerada Qaxootiga Xagardheer.
Soomaalinews.com 25 Oct 12, 09:21

Xerada Qaxootiga Xagardheer waxaa laga helay meydadka Afar Caruur Soomaaliyeed kuwaasoo dadooda lagu qiyaasay 11 jir.

Wararka waxay sheegayaan in meydadkaasi laga helay Warbiyood ku taala duleedka Xerada Xagardheer, waxaana la sheegay in Caruurtaasi xiliyada qaar warbiyoodkaasi xoolo ku raaji jireen.

Meelaha Biyaha ay galaan oo ay ku dabaashaan Caruurta yar yar ayaa waxay kala kulmaan dhibaatooyin kala duwan marka ay isku dayaan inay ku dabaashaan.
Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698