Roobab Mahiigaan ah oo sababay dhimashada Saddex ruux oo ka da ay Hiiraan.
Soomaalinews.com 23 Oct 12, 05:44

Roobab Mahiigaan ah oo ay ku dhinteen Saddex ruux oo laba ka mid ah Caruur ahaayeen ayaa ka da ay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.

Roobkan oo ah bilowgay xili roobaadka guga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Hiraan halkaas oo ay ka jirtay xaalad biyo la’aan iyo abaaro saameeyey nolosha dadka iyo duunyada ku nool gobolka Hiiraan.

Roobabkan oo socday saacado badan waxay xalayto ka da’een deegaanada Farlibaax, Abeyle iyo Baar Dhuluc oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698