Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay tacadiyada kala duwan Suxufiyiinta loo geysto.
Soomaalinews.com 03 Oct 12, 07:51

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tacadiyo kala duwan oo isugu jira Dilal, Qaraxyo, Jirdil iyo handadaad ay la kulmaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa.

Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in waiyayaasha saddex u kala qeybsameen kuwo uu sheegay in la dilay, kuwo la dhaawac iyo kuwo dalka isaga cararay si ay nafafyaalkooda u badbaadsadaan.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Suxufiyinta inay xoojiyaan howlahooda shaqo, islmarkaana hakin shaqooyinkooda Suxufinimo.

Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698