Kooxo hubeysan oo xalay haweeney ganacsato ah ku dilay degmada Hodon.
Soomaalinews.com 23 Sep 12, 07:26

Xili Amaanka magaalada Muqdisho faraha ka baxay ayaa xalay kooxo hubeysan haweeney ganacsato ah ku dilay Xaafada Soona-key Degmada Hodon ee gobolka Banaadir.

Kooxahan dableyda ah oo aan la garanayn heebtooda ayaa waxaa la ogayn ujeedada ka dambeysa inay dilaan haweeneydaasi oo ka mid ah ganacsatada dhexdhexaadka ah.

Dadka deegaanka ku sugan ayaa sheegay markii la dilayay haweeneydaas ganacsatada ah ku sii jeeday hoygeeda oo ku yaala xaafada Soona-key Degmad Hodon ee gobolka Banaadir.
Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698