Xasan Sheekh Maxamuud oo noqday Madaxweynaha cusub dalka Soomaaliya.
Soomaalinews.com 10 Sep 12, 18:05

Waxaa goordhow lasoo gabgabeeyey tirinta codadka Musharaxiinta Madaxtinimada soomaaliya, waxayna sheegayan warar hordhac ah oo hadda nasoo gaaray inuu ku guuleystay doorashada Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxaan idiin soo gudbin doonaa goor dhow codadka ay kala heleen labadaasi Musharax ee tartanka Finalka isugu yimid.

La soco wixii ku soo kordha.

Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698