Xasan Sheekh Maxamuud oo tartanka Doorashada ku hogaaminaya 100 Cod.
Soomaalinews.com 10 Sep 12, 17:47

Iyadoo ay socoto tirinta Codadka Musharaxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa warar hordhac ah oo na soo gaaray waxaa 100 cod ku hogaaminaya Musharax Xasan Sheekh Maxamuud.

Musharax Shariif Sheekh Axmed ayaa helay ilaa iyo hadda 40 cod, iyadoo ay wali socoto tirinta codadka Musharaxiina.

La soco wixii ku soo kordha.
Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698