Codeynta Madaxweynaha oo bilaabatay iyo Prof Jawaari oo Codeeyey.
Soomaalinews.com 10 Sep 12, 12:13

Waxaa goordhow si rasmi ah u bilowday codeynta Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo xubnaha codeeyey Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof Maxmad Sheekh Cismaan Jawaari.

Sidoo kale xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka mid ah xildhibaanada Codeeyey.

Haddaba waxaa bilaabatay wareega koowaad tartanka doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

La soco wixii ku soo kordha.
Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698