Waxyar ka hor ayaa waxaa xarunta Gen: Kaahiye ee magaalada Muqdisho lagu dhaariyey in ka badan 15 xildhibaan oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii hore kuwaa oo maanta loo ogolaada inay ka mid noqdaan Baarlamanka cusub
Haddaba magacyada Xildhibaanada la dhaariyeey magacyadooda:
1-Maxamed Qanyare Afrax
2-Bootaan Ciise Caalin
3-Cumer Maxamuud Maxamed (Filish)
4-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)
5-Maxamed Ibraahim Xaabsade
6-Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf
7-Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi
8-Axmed Ducaale Geele Xaaf
9-Xirsi Aadan Rooble
10-C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf
11-Maxamed Farax Jimcaale
12-Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor)
13-Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale
14-Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe
15-C/llaahi Shiikh Ismaacii
Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com