Qudbadaha qaar ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ka bilaabanaysa xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana saacadaha soo socda maanta la dhagasanaa Musharaxiinta dhiman.
Musharaxiinta maanta Baarlamanka u soo bandhigaya qorshaooda siyaasadeed ayaa waxa ay ka kooban yihiin 15-Musharax, iyadoo maalintii shalay 10-Musharax ay si toos ah u jeediyeen Qudbadahoodii.
Ugu dabeyntii Inta badan Besha Caalamka iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dunida dacaldeeda ayaa la socd qaabka ay wax u soconayaan iyadoo la wada sugayo in Baarlamanka cusub ay doortaan Madaxweyne wax ka badali kara xaalada dalka Soomaaliya.
Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com