Madaxweyne Maxamud Cabdi Cilmi Oo Jaaliyada Galmudug La Yeeshay Kulan
Soomaalinews.com 18 Aug 12, 22:30
madaxweynaha dowlada goboleydka maxamud cabdi cilmi timo (kala jeex) ayaa kulan xog wareysi ah magaalada nairobi ku yeeshay jaaliyada galmudug ee geeska afrika.
kulanka oo ahaa mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay cuqaal waxgarad dhalinyaro haweyn iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rer galmudug ee ku nool dalkaan kenya.
madaxweynaha ayaa jaaliyada oga warbixiyey halka ay mareyso xaalada galmudug