Dhamaan Ummada Muslimka meel kastaa oo ay joogaan waxaan hawada aan ka leenahay ciid wanaagsan. Caawa oo ah habeenimo Sabti ah Axadna ay soo galay waa habeenimo Ciid ah,waxaana ciidaan ay tahay ciid Ummada Islaamka meel kastaa oo ay dunida ka joogana si isku mid ah u ciidayaan.