Munaasabad lagu taageerayay musharaxa haatan u taagan xilka maadax tinimada Dalka Soomaaliya C/laahi Axed Caddow
Soomaalinews.com 17 Aug 12, 15:18

Munaasabadaan oo aheed mid lagu taageerayay musharaxa haatan u taagan xilka maadax tinimada Dalka Soomaaliya C/laahi Axed Caddow kasoo ey kasooqeeb galeen qeybaha kaladuwan ee Bulshada Soomaaliyeed Ururada Dhalinyrada ka jira dalka Fanaaniin,Abwaano iyo sidoo kale Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa waxa uu kadhacau maanta Magaalada Muqdisho.
 
Munaasabadaan ayaa waxa ey aheed mid si heer sare loosoo agaasimay ayaa waxaa lagu taageerayay musharaxa u taagan Xilka Madaxtinimo ee Dalka Soomaliya munaasabadaan oo socotay in mudaa ayaa waxaa kahadlay Gudoomiyaha Ururka Midnimda ee Dalka Soomaaliya Axmed Nuur Aadan waxaana uu halkaasi kasheegay in kulankaan uu ahaa mid ey iyaga sooqab qaabiyeen kaasoo uu sheegay in ey kaga gol lahaayeen taageeraada ey u hayaan sida uu sheegay musharax C/laahi Axed Cadoow.
 



Sidoo kale munaasabadaan oo aheed mid ey kasooqeeb galeen dadkala duwan ayaa waxaa isna halkaasi hadal kooban kajeediyay Safiirka u fadhiya Soomaaliya Dalka Fransa Maxamed Ibraahin Cawaale ayaa waxaa uu halkaasi kasheegay in uu kamid yahay dadka sida ween u taageersan musharax C/laahi Axed Cadoow.
 
Maalmihii ugu danbeeyay waxaa Magaalada Muqdisho soo gaarayay siyaasiin farabadan kuwaas oo sheegay in ey yihiin musharixiin u taagan xilka madax tinimada Dalka Soomaaliya.



 Sikastaba ha aahaaatee waxaa haaatan Magaalada Muqdisho ku sugan Musharixiin aad u badan ku waas oo shaaciyay iney isbadal ay u horseedi kaaraan Dalka kana shaqeynayaan
 Sidii xasi looni iyo kala danbeen uu dalka u gaari lahaa balse lama oga cidda ku guuleesan karta maadax tinimada Dalka Soomaaliya.

Gasho xayeeysiin FREE ah iibka.com

©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698