Dowladda Yemen oo deeqo daawo ah soo gaarsiinayso Dalka Soomaaliya.
Soomaalinews.com 12 Mar 10, 06:33

Wasiirka Caafimaadka Dowladda Yemen Cabdil Kariim Raadic ayaa sheegay Dowladda Yemen inay deeqo daawo ah soo gaarsiinayso dalka Soomaaliya sida ugu dhaqsiyaha badan.


Wasiirka Caafimaadka Dalka Yemen oo shir guddoominaya kullanka 34aad Wasiirada Caafimaadka dalalka Carabta ayaa sheegay kaalmooyinkaasi daawooyinka ah inay ugu talageleen sidii shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibaataysan dalka Soomaaliya wax loogu qaban lahaa.


Cabdil Kariim Raadic ayaa sidoo kale ugu baaqay Dalalka kale ee Carbeed inay kaalmooyin degdeg ah gaarsiiyaan shacabka Soomaaliyeed oo ay ragaadiyeen dagaalo iyo colaado wata Abaaro iyo Macluul dhanka Caafimaadka ah.


Ugu danbeyntii hadalka Wasiirka Caafimaadka Dalka yemen ayaa imaanaya xili dagaalo ka socdaan Caasimada Magaalada Muqdisho sababeen dhimasho iyo dhawac dad badan oo rayid ah.

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops