Diyaarado joog hoose ku duulaya oo nooca dagaalka ah ayaa lagu arkay hawada Magaalada Kismaayo
Soomaalinews.com 10 Mar 10, 17:15

Diyaarado joog hoose ku duulaya oo nooca dagaalka ah ayaa lagu arkay hawada Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.


Diyaaradahan oo aan la garan halka ay ka soo kicitimeen ayaa shalay iyo maanta lagu arkay hawada magaaladaasi, sida ay sheegeen Dadka deegaanka magaalada kismaayo.


Ciidamada maamulka Al-shabaab Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka ku ah Diyaaradaha, iyadoona maanta lagu arkay diyaarado kale oo si raxan raxan ah u dul heehaabayaan hawada magaaladaasi.


Waxaa loo malaynayaa Diyaaradahan inay ka soo dul kacayaan Maraakiibta Dagaal ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya.


Ugu danbeyntii ma ahan markii ugu horaysay diyaarado joog hoose ku duulaya lagu arko hawada Magaalooyinka gacanta ku hayaan islaamiyiinta Soomaaliya ka dagaalanta.


Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops