Ilaa 10-ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacantay kadib laba gaari oo isku dhacday Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.
Soomaalinews.com 08 Feb 10, 19:05

Daawo Video:-Laba Gaari oo noocooda kala ahaa Homy iyo Gaari Kowstar ah ayaa isugu dhaceen Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho, xili labadani gaari mid ka mid ah ku wajahnaa Isgoyska Baar ubax halka midka kale ku sii jeeday Degmada Afgooye.


Ilaa 10-ruux ayaa ku dhaawacantay Shilkasi gaari oo ka dhacay wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho, dadka dhaawacyada soo gaartay ayaa u badnaayeen dadkii la socday gaariga Homyga ahaa oo rogmaday markii si xowli ah ugu dhacay gaariga kale ee Kowstarka ahaa.


Gaadiidka Gurmadka deg deg ah ayaa gaaray goobta masiibada shilka ah ka dhacday, kana daabulay dhaawacyada dadka shacabka ahaa ee saaranaayeen labada gaari ee isku dhacday.


Ugu danbeyn shilalka ka dhaca wadooyinka Caasimada magaalada Muqdisho ayaa noqdeen kuwo joogto ah, waxaana loo aanaynayaa bur burka wadooyinka oo ah mid ku sii badanayaan wadooyinka.

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops