Maamulka Al-shabaab Gobolka Bakool oo Ciidamo u diray Degmada Ceelbarde ee Gobolkaasi.
Soomaalinews.com 08 Feb 10, 07:39

Guddoomiyaha Degmada Rabdhuure ee Gobolka Bakool Ururka Al-shabaab Sheekh Max'ed Xasan ayaa sheegay inay ciidamo u direen Degmada Ceelbarde si ay uga hortagaan Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda KMG oo duulaan ku soo ah Gobolada Bay iyo Bakool.


Guddoomiyaha ayaa sheegay inay heleen xog ku saabsan soo gelintaan Ciidamada Itoobiya Degmada Ceelbarde, ciidamada u direena ay ka hortagaan soo gelitaanka Deegaanada Bay iyo Bakool Ciidamada itoobiya iyo kuwa Dowladda KMG ee soomaaliya.


Sheekh Max'ed Xasan dhanka kale digniin u diray dad uu sheegay inay jawaasiis u yihiin Maamulkii hore Dowladda KMG Bay iyo Bakool, wuxuuna intaasi ku daray inay sharciga Islaamka hor keeni doonaan Dadka lagu helo arimahaasi.


Ugu danbeyn Hadalka Guddoomiyaha Degmada Rabdhuure ayaa imaanaya xili Degmada Ceelbarde ka baxeen Ciidamada itoobiyaanka soo galay degmadaasi.

Halkaan Ka Daawo

 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698

 

The MobileStore - Best Mobile Phone Deals, Buy Mobile Phones, Cell ...

The MobileStore offers the latest and best mobile phone deals with Exclusive prices, buy mobile phones, cell phone accessories, prepaid and postpaid

Mobile Phones - Best Mobile Phone Deals on Orange, O2, T-Mobile, 3

Mobile Phone Deals, Free mobile phone deals from Orange, O2, T-Mobile, 3 and Vodafone. Samsung, LG, Nokia and Sony Ericsson cheap mobile phones.
 

Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone ...e2save.com - Mobile Phones - Mobile Phone Offers On Orange, O2, 3, T Mobile And Vodafone . Cheap mobile phone deals from Nokia, Sony Ericsson, Samsung

Cheap Contract mobile phone deals & Broadband deals. & Large range of laptops