Thursday, April 17th, 2014
car
cart-mobile
car
ceelali.com logo

 

 

 

 

Sii deynta Dennis Allex oo shardi adag la dul dhigay.

Published on January 14, 2013 by   ·   1 Comment

2013112103752885734_20Ka daaal weerarkii habeensaday ee xili saqdhexe ah uu Faransiiska ku hamiyey furashada Sarkaal Alshabaab u gacan galay Sanadkii 2009-kii ayaa waxa ay sii deyntiisa ku xireen Shuruud adag oo aysan ka bixi Karin Dowladda Faransiiska.

Iyadoo ka shidaal qaadaya Maraykanka ayay isku dayeen in ay xoog ku furtaan Sarkaalkaasi laakiin waxa uu galaaftay Sarkaal geeriyooday iyo mid la waayay Nolol iyo geeri waa ka dar oo dibi dhal.

Alshabaab oo ka dib weerarkaasi fashilmay la hadlay Warbaahinta ayaa ku xirtay Sharuud ah in haddii ay Faransiiska dooneyso Dennis Allex in ay Caalamka Xabsiyadiisa laga sii daayo Muslimiinta kale ee loo heysto danbiyada Argagixisada ah.

Wasiirka Gaashaandhiga Faransiiska ayaa iminka quus jooga ka dib weerarkii gaadmada ahaa oo Jimcihii ay isku dayeen in ay ka furtaan la heyte Dannis Allex oo muddo Afar sano ah ku jira gacanta Alshabaab waxaana ay barta Internetka soo dhigeen isagoo Khamiis wata timihiina ay ku baxeen.

KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH

Readers Comments (1)

  1. aniga waxay iila muuqataa inay jiraan arimo badan oo si qaldan loo isticimaalay lsbada dhinacba.mana jecli inay ka dhacaan arimo noocaan oo kale wadankayga aan jeclahay bye




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Current month ye@r day *

FeedWind