car
cart-mobile
cart-mobile
UNIVERSALTV
SNTV LIVE
SOMALICHANNEL
Horn Cable TV
ROYAL TV
Guurso.com
iibka.com
warkii.com
ogaalka.com
dayniile.com
hiiraan.com
jowhar.com
diyaarad.com
daawasho.com
Somalifootball.com
aidsomalia.org
SoomaaliNews
 
 
Kooxda Arsenal ayaa galabta ugu awood sheegatay garoonkeeda Fly Emartis kooxda Blackburn 7-1 Goal
Daawo Video:-Arsenal ayaa niyad xumadii ay ka qaaday afartii kulan ee ugu danbeysay Premier League waxa ay kaga . sii akhri 04 Feb 2012
Maamulka Somaliland oo sheegay inay ka qeyb galayaan Shirka London.
Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay ka qeyb gali doonaan Shirka 23 Bishan ka furmi doona Magaalada London ee dalka Ingiriisa, . sii akhri 04 Feb 2012
Maraykanka oo sheegay inay Kordhinaayan taageerada ay siiyaan AMISOM
Xukuumada Maraykanka ayaa sicad u sheegtay in ay siwayn u kordhinayso taageerada ay u hayso ciidamada AMISOM ee somaliya jooga. . sii akhri 04 Feb 2012
Golaha Amaanka oo maanta cod u qaadaya qaraar ku aadan xaalada Siiriya
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta lagu wadaa in ay cod u qaadaan qaraar la doonayo in wax looga . sii akhri 04 Feb 2012
Dadkii daganaa Guriga Hooyooyinka oo si xoog ah looga saaray iyo Madaxweyne Shariif oo kormeer ku jooga.
Iyadoo maantay ay ku ekayd waqtigii kama danbeysta ahaa ee loo qabtay dadka dagan dhismayaasha Dowladda ayaa maantay si xoog . sii akhri 04 Feb 2012
Askar ka tirsan maamulka Dooxada Shabelle oo Ruux rayid ah ku dilay Magaalada Baladweyne.
Askar ka tirsan maamulka Dooxada Shabelle ayaa la sheegay inay xalay Ruux rayid ah ku dileen Hotelka Al-Raxma ee Bariga . sii akhri 04 Feb 2012
Ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda KMG oo la wareegay Jaziirada Kudhaa ee gobolka Jubada Hoose.
Saraakiisha ciidamada dowladda KMG soomaaliya ayaa sheegay in ay la wareegeen jaziirada Kudhaa, iyagoo kaashanaya Ciidamada Militariga dalka Kenya, Jaziiradaasina . sii akhri 04 Feb 2012
Dagaal aad u culus oo ka qarxay Deegaano ka tirsan gobolka Bakool.
Dagaal aad u culus una dhaxeeya Ciidamada Itoobiya, kuwa dowladda KMG Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo Xarakada alshabaab oo . sii akhri 04 Feb 2012
Qaraxyo cul culus oo maantay ka dhacay Magaalada Baladweyne.
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maantay bartamaha magaaladaasi ka dhacay qaraxyo waa . sii akhri 04 Feb 2012
Raiisul Wasaare Gaas oo beeniyey in Shirka London uu yahay mid lagu galinayo Gumeysi dalka Soomaaliya.
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali Gaas ayaa beeniyey wararka maalmahan la isla dhexmarayay ee sheegayay ujeedka . sii akhri 04 Feb 2012
Duqeyn diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee Kenya ka geystay deegaano ka tirsan Jubada Hoose.
Diyaaradaha dagaalka ee Dalka Kenya isla mar ahaantaana sida qumaatiga ah u kaca ayaa waxay duqeyn culus ka geysteen deegaano . sii akhri 04 Feb 2012
Xarakada Alshabaab oo Cambaareeyey Gargaarka Turkiga ee Soomaaliya.
Sheekh Cabduqaadir Muumin oo Xarakada Alshabaab u qaabilsan dhinaca Dacwada ayaa cambaareeyey Gargaarka dowladda Turkiga ka wado soomaaliya gaar ahaan . sii akhri 04 Feb 2012
Ragg hubaysan oo xalay dilal ka geystay Magaalada Gaarisa ee Dalka Kenya.
2 ruux ayaa geeriyootay 2 kalena dhaawcyo daran ayaa soo gaartay kadib markii Kooxo wajiyada soo xirtay oo sida la . sii akhri 04 Feb 2012
Dagaallo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Dagaalo culus oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, AMISOM iyo Xarakada Alshabaab waxaa xalay ka dhacay Wadada isku xirta . sii akhri 04 Feb 2012
Madaxwayne Kibaki oo ku baaqay in la sii wado dadaalka lagu doonayo nabad ka dhalata Somaliya
Madaxawayne Kibaki ayaa sheegay in la joogo xiligii xasilooni lagu soo dabaali lahaa wadanka Soomaaliya.isagoo beesha caalamka ugu baaqay inay . sii akhri 03 Feb 2012
 
 
   
 

 
 
.........

...
..

 

 

 

 

 Subscribe to Workbench Subscribe  ©2008 warkii.com   ®All rights reserved.       
 
©2008 soomaalinews.com  admin@soomaalinews.com :TEL: 00442081800698