Raisul Wasaare sharmarke oo Dhagaxtuur u magacaabay Agaasime Wasaaradeed.
SN:Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Dowlada KMG ah ayaa loogu magacaabay agaasimaha Guud ee Wasaarada Cirka .»» sii akhri 02 Sep 2010
Ciidamo ka tirsan dowlada KMG ah iyo al shabaab oo ku dagaalamay Wadada warshadaha.
SN:Dagaal kooban ayaa maanta ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho kaas oo u dhexeeya Ciidamo ka tirsan dowlada KMG .»» sii akhri 02 Sep 2010
Dowlada Uganda oo Ciidamo cusub ku soo kordhisay kuwa ka jooga Muqdisho
SN:Taliyaha Ciidamada Uganda Katumba Wamala ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay u direen ciidamo dheeraad ah oo ka mid .»» sii akhri 02 Sep 2010
Madaafiic lagu garaacay Suuqa weyn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
SN:Wararka ka imaanaya suuqa weyn ee bakaaraha ayaa sheegaya in halkaas ay ka dhacayaan duqeyn xoogan oo loo geysanayo suuqa .»» sii akhri 02 Sep 2010
Ciidamada dowladda KMG oo baaritaano ka bilaabay degmooyinka Xamar jajab, Xamarweyne iyo Waabari.
Ciidamada Dowladda KMG ee soomaaliya ayaa saaka howlgalo baaritaano ah ka bilaabay xaafadaha Degmooyinka Xamarweyne, Xamar jajab iyo Waabari ee .»» sii akhri 02 Sep 2010
Midowga Yurub oo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan Bad baadinta Dowladda Shariifka ee burburka ku sii socota.
Midowga Yurub ayaa sheegay inay ka qeyb qaadanayaan Bad baadinta iyo Samata bixinta Dowladda Shariifka ee u muuqata mid sii .»» sii akhri 02 Sep 2010
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan Gobolka Banaadir.
Habeenimadii xalay sida caadiga ah Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay duqeyn culus oo sababtay Dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah .»» sii akhri 02 Sep 2010
Madaafiic Caawa Muqdisho xaafado ka mid ah lagu garaacay.
SN:Tira madaafiica ayaa caawa lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho xili dagaaladii magaalada Muqdisho ku dhexmarayay al shabaab .»» sii akhri 01 Sep 2010
Al shabaab oo maanta soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu kaga soo biiray dhinaca Dowlada KMG ah.
SN:Sarkaal sheegtay inuu ka tirsanaa dowlada KMG ah ayaa maanta isku soo dhiibay dowlada KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo xarakada .»» sii akhri 01 Sep 2010
Kullan looga hadlayo Dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho oo saacadaha soo socda ka furmaya Addis Ababa.
Golaha amaanka iyo Midinimada Qaaradda Afrika ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeelanaya xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana sarkaal u .»» sii akhri 01 Sep 2010
Golaha amaanka oo Cambaareeyay duqeynti lagu dilay Askar ka Tirsan Uganda.
SN:Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay dilkii loo gesytay Askar ka tirsanaa Ciidamada Midowga afrika ee lagu dilay madaafiic lagu garaacay xarunta .»» sii akhri 01 Sep 2010
Qoorgaab oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada magaalada Muqdisho
SN:Xuseen Siyaad Qoorgab oo ka mid ahaa Isbahaysigii dib u xoraynta ahaana Madaxii Gudiga Amniga ee Dowlada KMG ah iyo .»» sii akhri 01 Sep 2010
Ciidamo Itoobiyaan ah oo soo galay qeybo ka mid ah Gobalka Bakool
SN:Wararka ka imaanaya qeybo ka mid ah Gobalka Bakool gaar ahaan Degmada Yeed ayaa sheegaya un halkaas ay soo galeen .»» sii akhri 01 Sep 2010
Wariye iyo Taliye Ciidan oo xalay lagu dilay Gaalkacyo iyo Laascaadood Gobolada Sool iyo Mudug.
Kooxo hubaysan ayaa habeenkii xalay Wariye iyo Taliye Ciidan ku dileen Magaalooyinka laascaanood iyo Waqooyiga Gaalkacyo, markii kooxahaasi dilalka geysteena .»» sii akhri 01 Sep 2010

 
 

 

 Subscribe to Workbench Subscribe  ©2008 dalkatv.com   ®All rights reserved.