Saturday, April 19th, 2014
car
cart-mobile
car
ceelali.com logo

 

 

 

 

Warkii

muungaab

Aqriso Magacyada Gudoomiyaal hor leh oo katirsan Gobolka Banaadir oo xilkii laga qaaday

Gudoomiyaha Goboolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa wali wada xil kaqaadista uu ku sameenayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir . Sida Wararka ...

More Warkii News

4

Dowladda Itoobiya oo Dooneyso in ay Dhexdhexaadiso Labada Maamul ee isku Haya Baydhabo

Dowladda Itoobiya laga soo bilaabo markii ay dhacdey Dowladi Miltariga ahayd waxay Galaagal ku lahayd arrimaha Siyaasada Soomaaliya, waxayna Milatatri ahaan  ...
gaas

Madaxweyne Cabdi Wali Gaas oo Maanta kulan la qaatay Saraakiil kasocotay UNSOM

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed Puntland Dr. Cabdiweli Maxamedd Cali Gaas ayaa xafiiskiisa Garowe ku qaabilay mas’uuliyiin ka tirsan UNSOM, waxayna si ...
x

Madaxweyne Xasan “Beesha Caalamka waxey diyaar u yihiin inay goobaha Al-Shabaab laga xorreeyey gargaar gaarsiiyaan

Mogadishu, 19 March 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta xafiiskiisa kula kulmay beesha caalamka ayaa ...
bb

Darawalada mootooyinka oo dibad bax dhigay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta dibad bax ka dhigayay darawalada ka xeeya mootooyinka Bajaaj-ka kuwaasoo maalmahan ku soo batay magaalada. Waxa ay ka ...
888

Ra`iisulwasaare C/wali Sheikh Axmed Maxamed oo u duukay Dalka Swizerland‏

Ra`iisulwasaaraha xukuumada faderaalka Soomaaliya C/wali sheikh Axmed Maxamed ayaa Barqanimadii maantaanababaxay Magaalada jineefa ee Dalka Swizerland. Ka hor inta uusan ka bixin ...
Mudane

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada hadlay gurmadka iyo xasiloonida goobaha laga xoreeyay Nabad-diidka

Warsaxaafadeed, 16/03/2014 — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta  ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ...
wasiirka

Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano oo ku wajahan Xudur

Wafdi isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ku wajahan Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo dhawaan ...
boqork_2

Maxaa kasoo baxay Kulan ay maanta wada qaateen Madaxweynaha Somalia iyo Boqorka Dalka Japan

Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay boqorka dalkan ...
dayaxx_4

Daawo Sawiro uu qaaday Dayax Gacmeed oo soo bandhigay wax u eg Bur burka Diyaarada Malaysia Airlines

Dowlada Shiinaha ayaa soo bandhigtay Sawiro uu qaaday Dayax Gacmeed dalkaasi laga leeyahay, kaa oo soo bandhigay Sawiro u eg Bur ...

 More »

alertThis is the INNER COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!