Xarakada Alshabaab oo bayaan ku aadan tilaabada ay ka qaadan doonaan Dennis Alex soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa sheegtay in muddo labo maalmood gudahood ay go’aan ku aadan noloshiisa ka dib fashil ku yimid weerar Ciidanka koomaandooska Faransiiska deegaanka Buula-mareer ku qaaday si ay u soo furtaan Sarkaalkaasi.
Waxay xaqiijiyeen Saraakiisha sar sare ee Xarakada alshabaab inuu nool yahay Sarkaalkaasi labo maalmood gudahoodna go’aan ka gaari doonaan noloshiisa.
Xarakada Alshabaab ayaa Dennis Alex gacanta ku dhigay dhammaadkii sanadkii 2009-kii iyadoo hadalkan uu imaanayo xili habeen hore Ciidamada Koomaandooska Faransiiska oo si gaar ah u tababaran iyo diyaaradahooda weerar ay ku doonayeen inay ku soo furtaan Laheyste Dennis Alex uu ka dhacay Deegaanka Buula-mareer ee gobolka Sh/hoose.
KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH
xarakada alshabaab waa inay sida ugu dhosiyaha badan udilaan gaalka bakhtigaa kana duubaan dilka si ay ugu naqoto gaalada kale naxdin laba jibaaran