|
|
|
WAA MAXAY MICNAHA UU LEE YAHAY JACEELKA, MAXAASE LOOGA BAAHAN YAHAY
DADKA ISU SHEEGTA IN AY IS JECEL YIHIIN. Waa maxay jacayl? Runtii
waa su’aal yaab leh oo aan la dhayalsan Karin. Runtii lama mid aha
su’alaha kale,Jacayl iskama yimaado hadaan aragti jirin. Hadaba
maxuu u kala baxaa jacaylku?.Jacaylku waxaa uu u kala baxaa sidan.
Mid waa midka aad jeceshahay waalidkaa,walalahaa,qaraabadaada iyo
asxaabtaada Muxuu ku yimaadaa jacaylku? Waxa hadaba jacaylka ka
horeeya ka helitaan aad qofka ka hesho. Ka helitaanka ayaa hadana
waxa uu u sii kala baxaa noocyo farabadan sida qof aad heesihiisa
jeceshahay, ama aad masalaadiisa jeceshahay.Tusaale ahaan aniga
waxaan ka helaa ama jecelahay in aan dhagaysto heesaheeda fanaanadii
caanka ahayd ee Saynab-Cige,. Hadaba taas macneheedu ma aha in aan
Saynab-Cige u jecelahay rabitaan dumar nimo. ARAGTIDA Waxa ugu
horeeya waa aragtida, waaaaaw, wuu ku cajabiyay,waa qodobka ugu
horeeya.Iskama yimaado jacayl adiga oon arag qofka, gabar ama
wiilba.Tusaale, wiilkaas ama gabartaasi aad ayay u quruxbadan tahay,
la soco indhaha ayaa ka helay wali waa ka helitaankii. Ama filimkii
aan galay waxa ku jiray gabar ama wiil aad u qurxoon.Mar labaad waa
ka helitaan.’ Goorma ayuu isku badalaa jacayl?. Waa marka aad la
kulanto,ood aragto,maqalkiisa,hadalkiisa,dad
ladhaqankiisa,ixtiraamkiisa, Dulqaadkiisa,. Si kasta oo wiilku ama
gabartu u qurxoontahay hadii aynan dabeecad lahayn ama uunan
lahayn,ka helitaanku ama jacaylku waxa uu soconayaa mudo yar. La
soco ma iibsan kartid jacayl, waa laga yaabaa in aad qof ku raacdo
lacag ama qurux, lakiin taasi waa mudo yar. Hadaba marka aad ogaato
qofkaasi sida uu u dhaqmayo ayuu bilaabmayaa jacaylku ood leedahay,
ooh waan jeclahay, macnaheedu waxay tahay waxaad iibsatay isaga oo
dhan, awal waxaad ka helaysay quruxdiisa ama quruxdeeda oo kaliya.
Lakiin hada waxa uu isku badalay,dabeecad wanaag,dhib la-aan,iyo
daryeelid uu kuu hayo. Goorma ayay Timaadaa Runtu. Intii hore waa
barashadii aad baranaysay qofka,hada marka aad isla soo dagtaan oo
aad isla garataan in aad is guursataan ayay runtu bilaabmaysaa.
Qaarkiin markiiba waxyaalo yar yar oodan markii hore arki jirin
ayaad arkaysaa, adiga oon eegeyn arimihii jacaylka keenay ayaad
markiiba niyad jabaysaa. Maxaa lagaaga baahanyahay Hadaba. Lasoco
qofkan aad isla soo dagteen, iskumeel kumaydan soo korin, laba reer
oo kala duwan ayaad ka kala timaadeen. Reer faqiir ah,reer taa jir
ah, reero dabeecad xun,reero kala dhaqan duwan iyo wixii la mid ah
|
Qodobka ugu horeeya. (1) Ha is ku dayin in uu partnerkaagu
isbadalo ama sameeyo waxaad jeceshay(don’t try to change your
partner just like you) waxa laga yaabaa in uunan ka helin ama
dhib sanaayo. (2) There is diffirent between falling in love and
been in love. Way kala du wanyihiin marka aad qofka barato iyo
marka aad la soo dagto Marnaba ha filin in aad hesho jacaylkii
hore, lakiin filo ama isku day in aad hesho- waxa afka qalaad
lagu yiraa ( a mature relelationship) (3) La soco emotionku wuu
is badalayaa markaa hel mid dagan inta aad raadinayso kii hore
oo kale. Agree to disagree. (4)Face it. la soco waxa jiri doona
arimo yar yar oodan waligii xaliyi Karin(solve) Oo aad u adkaan
doona, laakiin waligiin isugu yimaada meel dhexe. Labadiina qof
kamid ah waa in uu lumiyaa valuegiisii, si uu u badbaadiyo
guurka, waana in uu iska ilaawaa wax yaalo farabadan oo uu
jeclaa. (5)Lakiin mar walba isla ogolaada wax yaalaha basiga ah
sida, caruurta,,guriga,shaqada,dhaqaalaha,iwm, si uu u badbaado
guurku(relaionshibku). (6) Macno male waxaad samayso, ee waa
sida aad u samayso. Mar walba waa in aad ka hadasho waxa
familiga dan u ah , ee ha ka hadlin waxa adiga dan kuu ah. Hadii
aad isku daydo in uu partnerkaagu sameeyo wax alla waxaad
jeceshahay, arimuhu waxay isku badalayaan xumaan. Isku day in
aad fahanto qofkan, waxa uu jecelyahay ,waxa uu dhib sanaayo,
meelaha uu jecel-yahay in uu aado. Ha ku canaanan waxyaalaha
qaarkood, lakiin isku day in aad tusto waxa dan idiin ah. Waxa
aad u fool xun adiga oo gurigaagii u soo socda oo hadana
dhibsanaaya, oo leh alla-tii ama kii ayaa igaga horeeya. Isku
dulqaata. Obs. Artcale kan waxa uu khuseeyaa dhamaan Somalida
qurbaha dagan. Haddii arimahaasa ay kuugu noqdaan kuwo kugu
adkaada dersidooda oo aad waqti u heli weyso noqo qofkii ku
dhaqma qodobadan soo socda:- RULES FOR A HAPPY MARRIAGE 1- Never
both be angry at the same time. 2- Never yell a each other
unless the house in on fire. 3- If one of you has to win an
argument, let it be your mate. 4- If you have to criticize, do
it lovingly. 5- Never bring up mistakes of the past. 6- Neglect
the whole world rather than each other. 7- Never go to sleep
with an argument unsettled. 8- At least once every day try to
say one kind or complimentary thing to your life’s partner. 9-
When you have done something wrong, be ready to admit it and ask
for forgiveness. 10- It takes two to make a quarrel and the one
in the wrong is the one who does the most talking.
Alla Mahad Leh--waxaa
diyariya
eng mohamed
Hersi |
|